top of page

الحَمْـدُ لِلّهِ الّذي أَحْـيانا بَعْـدَ ما أَماتَـنا وَإليه النُّـشور

{Al-xamdu lillaahi alladii axyaanaabacda maa amaatanaa, wa ilayhinnushuur}.

“(Mahad waxaa iska leh allihii na nooleeyay intuu na dhinsiiyay kadib, xaggiisuuna ahaaday soobixitaanku (maalinta qiyaamaha)”.

لا إلهَ إلاّ اللّهُ وَحْـدَهُ لا شَـريكَ له، لهُ المُلـكُ ولهُ الحَمـد، وهوَ على كلّ شيءٍ قدير، سُـبْحانَ اللهِ، والحمْـدُ لله ، ولا إلهَ إلاّ اللهُ واللهُ أكبَر، وَلا حَولَ وَلا قوّة إلاّ باللّهِ العليّ العظيم , رَبِّ اغْفرْ لي

{Laa ilaaha illallaahu waxdahu, laashariika lahu, lahul mulku wa lahulxamdu wa huwa calaa kulli shey-inqadiir,subxaanallaah, wal-xamdu lillaah,wa laa ilaaha illallaahu, wallaahu akbar,walaa xawla walaa quwwata illaa billaahi al-caliyyi al-cadiim rabbi iqfirlii}

(Ilaah xaq lagu caabudo majiro ilaahay mooyee, kaligii cid wax la wadaagtana ma jirto, wuxuu leeyahay boqornimo,wuxuuna leeyahay mahad, wax kastana wuu awoodaa, illaahay baa ka huffan xumaan, mahadna leh, ahna ilaaha xaqlagu caabudo, allaana weyn, xeelad iyo awoodna waxay u sugnaadeen allihii sareeyay ee weynaa , rabiyow ii dambidhaaf )

الحمدُ للهِ الذي عافاني في جَسَدي وَرَدّ عَليّ روحي وَأَذِنَ لي بِذِكْرِه

{Al-xamdu lillaahi, alladii caafaaniifii jasadii, wa radda calayya ruuxii, waadina lii bidikrihi}

«mahad ilaahaybaa leh, allihii ii caafiyeyjidhkayga, iina soo celiyey ruuxdayda,iina ogalaaday xusiddiisa»

Button
Ducada marka laga soo tooso hurdada.

الحَمْـدُ لِلّهِ الّذي أَحْـيانا بَعْـدَ ما أَماتَـنا وَإليه النُّـشور

{Al-xamdu lillaahi alladii axyaanaabacda maa amaatanaa, wa ilayhinnushuur}.

“(Mahad waxaa iska leh allihii na nooleeyay intuu na dhinsiiyay kadib, xaggiisuuna ahaaday soobixitaanku (maalinta qiyaamaha)”.

لا إلهَ إلاّ اللّهُ وَحْـدَهُ لا شَـريكَ له، لهُ المُلـكُ ولهُ الحَمـد، وهوَ على كلّ شيءٍ قدير، سُـبْحانَ اللهِ، والحمْـدُ لله ، ولا إلهَ إلاّ اللهُ واللهُ أكبَر، وَلا حَولَ وَلا قوّة إلاّ باللّهِ العليّ العظيم , رَبِّ اغْفرْ لي

{Laa ilaaha illallaahu waxdahu, laashariika lahu, lahul mulku wa lahulxamdu wa huwa calaa kulli shey-inqadiir,subxaanallaah, wal-xamdu lillaah,wa laa ilaaha illallaahu, wallaahu akbar,walaa xawla walaa quwwata illaa billaahi al-caliyyi al-cadiim rabbi iqfirlii}

(Ilaah xaq lagu caabudo majiro ilaahay mooyee, kaligii cid wax la wadaagtana ma jirto, wuxuu leeyahay boqornimo,wuxuuna leeyahay mahad, wax kastana wuu awoodaa, illaahay baa ka huffan xumaan, mahadna leh, ahna ilaaha xaqlagu caabudo, allaana weyn, xeelad iyo awoodna waxay u sugnaadeen allihii sareeyay ee weynaa , rabiyow ii dambidhaaf )

الحمدُ للهِ الذي عافاني في جَسَدي وَرَدّ عَليّ روحي وَأَذِنَ لي بِذِكْرِه

{Al-xamdu lillaahi, alladii caafaaniifii jasadii, wa radda calayya ruuxii, waadina lii bidikrihi}

«mahad ilaahaybaa leh, allihii ii caafiyeyjidhkayga, iina soo celiyey ruuxdayda,iina ogalaaday xusiddiisa».

إِنَّ فِي خَلْقِ السَّمَوَاتِ وَالأَرْضِ وَاخْتِلاَفِ اللَّيْلِ وَالنَّهَارِ لآيَاتٍ لأُوْلِي الألْبَابِ {190} الَّذِينَ يَذْكُرُونَ اللهَ قِيَامًا وَقُعُودًا وَعَلَىَ جُنُوبِهِمْ وَيَتَفَكَّرُونَ فِي خَلْقِ السَّمَوَاتِ وَالأَرْضِ رَبَّنَا مَا خَلَقْتَ هَذا بَاطِلاً سُبْحَانَكَ فَقِنَا عَذَابَ النَّارِ {191} رَبَّنَا إِنَّكَ مَن تُدْخِلِ النَّارَ فَقَدْ أَخْزَيْتَهُ وَمَا لِلظَّالِمِينَ مِنْ أَنصَارٍ {192} رَّبَّنَا إِنَّنَا سَمِعْنَا مُنَادِيًا يُنَادِي لِلإِيمَانِ أَنْ ءامِنُواْ بِرَبِّكُمْ فَآمَنَّا رَبَّنَا فَاغْفِرْ لَنَا ذُنُوبَنَا وَكَفِّرْ عَنَّا سَيِّئَاتِنَا وَتَوَفَّنَا مَعَ الأبْرَارِ {193} رَبَّنَا وَءاتِنَا مَا وَعَدتَّنَا عَلَى رُسُلِكَ وَلاَ تُخْزِنَا يَوْمَ الْقِيَامَةِ إِنَّكَ لاَ تُخْلِفُ الْمِيعَادَ {194} فَاسْتَجَابَ لَهُمْ رَبُّهُمْ أَنِّي لاَ أُضِيعُ عَمَلَ عَامِلٍ مِّنكُم مِّن ذَكَرٍ أَوْ أُنثَى بَعْضُكُم مِّن بَعْضٍ فَالَّذِينَ هَاجَرُواْ وَأُخْرِجُواْ مِن دِيَارِهِمْ وَأُوذُواْ فِي سَبِيلِي وَقَاتَلُواْ وَقُتِلُواْ لأُكَفِّرَنَّ عَنْهُمْ سَيِّئَاتِهِمْ وَلأُدْخِلَنَّهُمْ جَنَّاتٍ تَجْرِي مِن تَحْتِهَا الأَنْهَارُ ثَوَابًا مِّن عِندِ اللهِ وَاللهُ عِندَهُ حُسْنُ الثَّوَابِ {195} لاَ يَغُرَّنَّكَ تَقَلُّبُ الَّذِينَ كَفَرُواْ فِي الْبِلاَدِ {196} مَتَاعٌ قَلِيلٌ ثُمَّ مَأْوَاهُمْ جَهَنَّمُ وَبِئْسَ الْمِهَادُ {197} لَكِنِ الَّذِينَ اتَّقَوْاْ رَبَّهُمْ لَهُمْ جَنَّاتٌ تَجْرِي مِن تَحْتِهَا الأَنْهَارُ خَالِدِينَ فِيهَا نُزُلاً مِّنْ عِندِ اللهِ وَمَا عِندَ اللهِ خَيْرٌ لِّلأَبْرَارِ {198} وَإِنَّ مِنْ أَهْلِ الْكِتَابِ لَمَن يُؤْمِنُ بِاللهِ وَمَا أُنزِلَ إِلَيْكُمْ وَمَآ أُنزِلَ إِلَيْهِمْ خَاشِعِينَ للهِ لاَ يَشْتَرُونَ بِآيَاتِ اللهِ ثَمَنًا قَلِيلاً أُوْلَئِكَ لَهُمْ أَجْرُهُمْ عِندَ رَبِّهِمْ إِنَّ اللهَ سَرِيعُ الْحِسَابِ {199} يَا أَيُّهَا الَّذِينَ ءامَنُواْ اصْبِرُواْ وَصَابِرُواْ وَرَابِطُواْ وَاتَّقُواْ اللهَ لَعَلَّكُمْ تُفْلِحُونَ {200

Ducada marka laga soo tooso hurdada - سعيد بن علي بن وهف القحطاني
00:0000:00
TUSMO
Mawduuca
Hordhac
Fadliga xusida alle
Ducada marka laga soo tooso hurdada 2 - سعيد بن علي بن وهف القحطاني
00:0000:00
Ducada marka laga soo tooso hurdada 3 - سعيد بن علي بن وهف القحطاني
00:0000:00
Ducada marka laga soo tooso hurdada 4 - Ali Alhuthaifi
00:0000:00
  1. Ducada marka laga soo tooso hurdada.
  2. Ducada xirashada dharka.
  3. Ducada xirashada marada cusub.
  4. Ducada qofka xiranaya maro cusub.
  5. Ducada qofku marka uu iskadhigayo dharka:
  6. Ducada galida musqusha (suuliga)
  7. Ducada ka soo bixidda musqusha.
  8. Ducada waysada kahor.
  9. Ducada waysada kadib.
  10. Ducada marka laga baxayo guriga.
  11. Ducada galidda guriga.
  12. Ducada tagidda masjidka.
  13. Ducada galidda masjidka.
  14. Ducada ka soo bixidda maskidka.
  15. Adkaarta Aaddaanka.
  16. Ducooyinka furashada (salaada)
  17. Ducooyinka rukuucda (la akhriyo)
  18. Ducada ka soo toosidda rukuucda.
  19. Ducada sujuuda.
  20. Ducada fadhiga labada sujuudood dhexdooda.
  21. Ducada sujuuda tilaawada.
  22. Ataxiyaatka
  23. ku salliga nabiga s.c.w ataxiyaatka kadib.
  24. Ducada ataxiyaatka dambe kadib, kahoraysana salaama naqsiga.
  25. Ducooyinka marka laga baxo salaada.
  26. Ducada istikhaarada (kala doorashada laba arimood midii roon)
  27. Ducooyinka subaxdii iyo galabtii.
  28. Ducooyinka hurdada
  29. Ducada qofka galgasha habeenkii.
  30. Ducada saska hurdada & qofka lagu ibtileeyay dareen cabsiyeed.
  31. Ducada riyada xun.
  32. Ducada qunuutka/witriga.
  33. Ducada marka laga baxo salaada witriga.
  34. Ducada walwalka iyo walbahaarka.
  35. Ducada kurbada (dhibaatada)
  36. Ducada kulanka cadowga iyo qof ka awood leh.
  37. Ducada qofka kacabsada dulmiga (gardarrada) suldaanka (madaxda)
  38. Habaarida cadowga.
  39. Ducada qofka kacabsada qolo.
  40. Ducada qofka uu ku dhaco shaki xagga iimaanka dhexdiisa ah.
  41. Ducada gudista daynta.
  42. Ducada waswaasida salaada dhexdeeda iyo qiraa-ada.
  43. Ducada qofka arini ku cuslaato.
  44. Waxa uu dhahayo amase uu yeelayo qofka dambaaba.
  45. Ducada fiijinta (eryidda) shaydaanka iyo waswaasintiisa.
  46. Ducada qofka ay qabsato arin uu raali ka-ahayn ama qorshihiisa ka tanroonaatay.
  47. U hanbaliyeenta qofka cunug udhasho iyo jawaabtiisa.
  48. Ducada lagaga naaro caruurta shaydaanka.
  49. Ducada bukaanka marka labooqanayo.
  50. Fadliga booqashada qofka jiran (buka)
  51. Ducada bukaanka haddii uu kaquusto noloshiisa.
  52. U qabashada shahaadada qofka sakaraadaya.
  53. Ducada qofka dhibaato qabsato.
  54. Ducada marka indhaha loo laabayo maydka.
  55. Ducada maydka marka lagu tukanayo.
  56. Ducada saqiirka marka lagu tukanayo.
  57. Ducada tacsiyada.
  58. Ducada marka lagalinayo maydka qabriga.
  59. Ducada marka la aaso maydka kadib.
  60. Ducada booqashada xabaalaha (qubuurta)
  61. Ducada dabaysha.
  62. Ducada onkadka.
  63. Ducada roob doonka.
  64. Ducada marka uu arko roobka.
  65. Ducada roobka kadib.
  66. Ducooyinka caafimaad dalabka.
  67. Ducada marka la arko bisha.
  68. Ducada afurka {marka la af-furayo}.
  69. Ducada cuntada ka hor.
  70. Ducada marka la dhameeyo cuntada.
  71. Ducada martidu ku dhahayso ninka soorya.
  72. Ducada qofka waraabiya ama marka uu damco arinkaas.
  73. Ducada haddii uu ka afuro reer.
  74. Ducada qofka sooman haddii cunto lakeeno isagoo wali afurin.
  75. Waxa uu dhahayo qofka sooman marka lacaayo.
  76. Ducada marka la arko cudhka miraha.
  77. Ducada hindhisada.
  78. Waxa lagu dhaho gaalka haddii uu hindhiso oo uu yiraahdo alxamdu lillaah.
  79. Ducada loogu duceeyo qofka guursada.
  80. Ducada ninka guursada iyo gadashada waxa la rarto.
  81. Ducada inta aan loo galmoon xaaska.
  82. Ducada xanaaqa.
  83. Ducada qofkii arka ruux ibtilaysan.
  84. Waxa lagu dhaho fadhiga.
  85. Xaq gudka fadhiga.
  86. Ducada qofka kugu yiraahda ilaahay hakuu dambi dhaafo.
  87. Ducada qofka kuu sameeya wanaag (macruuf)
  88. Waxa ilaahay kaaga reebayo (fitnada) masiixi-dajaal. (dajaal cawar)
  89. Ducada qofkii kugu dhaha ilaahay dartiis ayaan kuu jeclahay.
  90. Ducada qofka kuu bandhiga xoolihiisa.
  91. Ducada qofka daymiya marka loogudayo (daynka).
  92. Ducada ka cabsiga shirkiga.
  93. Ducada qofka kugu yiraahda ilaahay hakubarakeeyo.
  94. Ducada nicidda baasaysiga.
  95. Ducada gaadiidka.
  96. Ducada galida tuulada ama magaalada.
  97. Ducada galida Suuqa.
  98. Ducada marka uu turaanturoodo gaadiidkaaad fuushantahay.
  99. Ducada musaafirku ugu duceeyo kan dagan.
  100. Ducada daganuhu ugu duceeyo socotada (musaafirka).
  101. Weynayta Alle, iyo nasahitaanka oo la badiyo inta socodka safarka lagu jiro.
  102. Ducada musaafirka marka uu waabariisto
  103. Ducada haddii uu dago meel safar dhexdiis ama wax kalaba.
  104. Ducada marka laga soo laabto safarka.
  105. Waxa uu dhahayo qofka ay u timaado arin uu ku farxo ama uu nacayo.
  106. Fadliga ku saliga Nabiga (s.c.w)
  107. Faafinta salaanta.
  108. Sida uu u celinayo haddii uu salaaamo gaaalku.
  109. Ducada qofka maqla dawaaqa diiqa, iyo cida dameerka.
  110. Ducada marka la maqlo cida ayga habeenkii.
  111. Ducada qofka aad caydo.
  112. Waxa uu dhahayo muslimku haddii uu amaanayo muslinka.
  113. Waxa uu dhahayo muslimku haddii la amaano .
  114. Sida uu u talbiyaysanayo qofka muxrimka ah ee xirtay xaj ama cumro.
  115. Allaahu-akbarta markuu yimaado tiirka madow.
  116. Ducada u dhaxaysa ruknil yamaanigaiyo xajar-aswadka.
  117. Ducada joogsashada safa iyo marwa.
  118. Ducada maalinta carafo.
  119. Ducada mashcaril xaraamka.
  120. Allaahu akbar oo la dhaho marka la tuurayo dhagaxa (jamaraat).
  121. Ducada yaabka, iyo arinka farxada leh.
  122. Waxa uu yeelayo qofka ay u timaado arin uu ku farxo.
  123. Waxa uu dhahayo qofka ka dareema xanuun jirkiisa.
  124. Ducada qofka ka cabsada inuu ileeyo wax.
  125. Waxa la dhaho marka la argagaxo.
  126. Waxa uu dhahayo markuu qalayo ama gawracayo.
  127. Waxa uu dhahayo siduu u celiyo dhagarta macangaga shayaadiinta.
  128. Dambi dhaaf waydiisiga iyo towbada.
  129. Fadliga tasbiixda, alxamdulilaahida, allaahu akbarta iyo laa ilaaha illallaahda.
  130. Sidii Nabigu (s.c.w) u tasbiixsanjiray.
  131. Noocyada kheyrka & aadaabta guud.
BLOG OWNER
MOHAMED ABUKAR
  • Facebook Social Icon
  • Twitter Social Icon
  • YouTube Social  Icon
  • Instagram Social Icon
  • Google+ Social Icon

Like what you read? Follow and Donate now to help me provide fresh Stories & Analysis for my readers

Donate with PayPal

© 2016 by "Iftiins". Proudly created by Mohamed Abukar

bottom of page