top of page








XISNUL MUSLIM
DHUFEYSKA MUSLINKA
حصن املسلم من أذكار ِ الكتاب والسنة








حِصْنُ المُسْلِمِ
مِنَ أَذْكارِ الكِتَابِ وَالسُّنَّةِ
تَأْليف الفَقِيرِ إِلى اللهِ تَعَالى
د/ سَعِيد بْنِ عَلي بن وَهْفِ القَحْطَانِيِّ
بِاللُّغَةِ الصُومَالِيَةِ
ترجمة
محمود أحمد ناصر
مراجعة
د. علوي علي آدم أ. عبدالمالك أحمد ناصر
أشرف على الترجمة المؤلف
TUSMO

Mawduuca
Hordhac
Fadliga xusida alle
-
Ducada marka laga soo tooso hurdada.
-
Ducada xirashada dharka.
-
Ducada xirashada marada cusub.
-
Ducada qofka xiranaya maro cusub.
-
Ducada qofku marka uu iskadhigayo dharka:
-
Ducada galida musqusha (suuliga)
-
Ducada ka soo bixidda musqusha.
-
Ducada waysada kahor.
-
Ducada waysada kadib.
-
Ducada marka laga baxayo guriga.
-
Ducada galidda guriga.
-
Ducada tagidda masjidka.
-
Ducada galidda masjidka.
-
Ducada ka soo bixidda maskidka.
-
Adkaarta Aaddaanka.
-
Ducooyinka furashada (salaada)
-
Ducooyinka rukuucda (la akhriyo)
-
Ducada ka soo toosidda rukuucda.
-
Ducada sujuuda.
-
Ducada fadhiga labada sujuudood dhexdooda.
-
Ducada sujuuda tilaawada.
-
Ataxiyaatka
-
ku salliga nabiga s.c.w ataxiyaatka kadib.
-
Ducada ataxiyaatka dambe kadib, kahoraysana salaama naqsiga.
-
Ducooyinka marka laga baxo salaada.
-
Ducada istikhaarada (kala doorashada laba arimood midii roon)
-
Ducooyinka subaxdii iyo galabtii.
-
Ducooyinka hurdada
-
Ducada qofka galgasha habeenkii.
-
Ducada saska hurdada & qofka lagu ibtileeyay dareen cabsiyeed.
-
Ducada riyada xun.
-
Ducada qunuutka/witriga.
-
Ducada marka laga baxo salaada witriga.
-
Ducada walwalka iyo walbahaarka.
-
Ducada kurbada (dhibaatada)
-
Ducada kulanka cadowga iyo qof ka awood leh.
-
Ducada qofka kacabsada dulmiga (gardarrada) suldaanka (madaxda)
-
Habaarida cadowga.
-
Ducada qofka kacabsada qolo.
-
Ducada qofka uu ku dhaco shaki xagga iimaanka dhexdiisa ah.
-
Ducada gudista daynta.
-
Ducada waswaasida salaada dhexdeeda iyo qiraa-ada.
-
Ducada qofka arini ku cuslaato.
-
Waxa uu dhahayo amase uu yeelayo qofka dambaaba.
-
Ducada fiijinta (eryidda) shaydaanka iyo waswaasintiisa.
-
Ducada qofka ay qabsato arin uu raali ka-ahayn ama qorshihiisa ka tanroonaatay.
-
U hanbaliyeenta qofka cunug udhasho iyo jawaabtiisa.
-
Ducada lagaga naaro caruurta shaydaanka.
-
Ducada bukaanka marka labooqanayo.
-
Fadliga booqashada qofka jiran (buka)
-
Ducada bukaanka haddii uu kaquusto noloshiisa.
-
U qabashada shahaadada qofka sakaraadaya.
-
Ducada qofka dhibaato qabsato.
-
Ducada marka indhaha loo laabayo maydka.
-
Ducada maydka marka lagu tukanayo.
-
Ducada saqiirka marka lagu tukanayo.
-
Ducada tacsiyada.
-
Ducada marka lagalinayo maydka qabriga.
-
Ducada marka la aaso maydka kadib.
-
Ducada booqashada xabaalaha (qubuurta)
-
Ducada dabaysha.
-
Ducada onkadka.
-
Ducada roob doonka.
-
Ducada marka uu arko roobka.
-
Ducada roobka kadib.
-
Ducooyinka caafimaad dalabka.
-
Ducada marka la arko bisha.
-
Ducada afurka {marka la af-furayo}.
-
Ducada cuntada ka hor.
-
Ducada marka la dhameeyo cuntada.
-
Ducada martidu ku dhahayso ninka soorya.
-
Ducada qofka waraabiya ama marka uu damco arinkaas.
-
Ducada haddii uu ka afuro reer.
-
Ducada qofka sooman haddii cunto lakeeno isagoo wali afurin.
-
Waxa uu dhahayo qofka sooman marka lacaayo.
-
Ducada marka la arko cudhka miraha.
-
Ducada hindhisada.
-
Waxa lagu dhaho gaalka haddii uu hindhiso oo uu yiraahdo alxamdu lillaah.
-
Ducada loogu duceeyo qofka guursada.
-
Ducada ninka guursada iyo gadashada waxa la rarto.
-
Ducada inta aan loo galmoon xaaska.
-
Ducada xanaaqa.
-
Ducada qofkii arka ruux ibtilaysan.
-
Waxa lagu dhaho fadhiga.
-
Xaq gudka fadhiga.
-
Ducada qofka kugu yiraahda ilaahay hakuu dambi dhaafo.
-
Ducada qofka kuu sameeya wanaag (macruuf)
-
Waxa ilaahay kaaga reebayo (fitnada) masiixi-dajaal. (dajaal cawar)
-
Ducada qofkii kugu dhaha ilaahay dartiis ayaan kuu jeclahay.
-
Ducada qofka kuu bandhiga xoolihiisa.
-
Ducada qofka daymiya marka loogudayo (daynka).
-
Ducada ka cabsiga shirkiga.
-
Ducada qofka kugu yiraahda ilaahay hakubarakeeyo.
-
Ducada nicidda baasaysiga.
-
Ducada gaadiidka.
-
Ducada galida tuulada ama magaalada.
-
Ducada galida Suuqa.
-
Ducada marka uu turaanturoodo gaadiidkaaad fuushantahay.
-
Ducada musaafirku ugu duceeyo kan dagan.
-
Ducada daganuhu ugu duceeyo socotada (musaafirka).
-
Weynayta Alle, iyo nasahitaanka oo la badiyo inta socodka safarka lagu jiro.
-
Ducada musaafirka marka uu waabariisto
-
Ducada haddii uu dago meel safar dhexdiis ama wax kalaba.
-
Ducada marka laga soo laabto safarka.
-
Waxa uu dhahayo qofka ay u timaado arin uu ku farxo ama uu nacayo.
-
Fadliga ku saliga Nabiga (s.c.w)
-
Faafinta salaanta.
-
Sida uu u celinayo haddii uu salaaamo gaaalku.
-
Ducada qofka maqla dawaaqa diiqa, iyo cida dameerka.
-
Ducada marka la maqlo cida ayga habeenkii.
-
Ducada qofka aad caydo.
-
Waxa uu dhahayo muslimku haddii uu amaanayo muslinka.
-
Waxa uu dhahayo muslimku haddii la amaano .
-
Sida uu u talbiyaysanayo qofka muxrimka ah ee xirtay xaj ama cumro.
-
Allaahu-akbarta markuu yimaado tiirka madow.
-
Ducada u dhaxaysa ruknil yamaanigaiyo xajar-aswadka.
-
Ducada joogsashada safa iyo marwa.
-
Ducada maalinta carafo.
-
Ducada mashcaril xaraamka.
-
Allaahu akbar oo la dhaho marka la tuurayo dhagaxa (jamaraat).
-
Ducada yaabka, iyo arinka farxada leh.
-
Waxa uu yeelayo qofka ay u timaado arin uu ku farxo.
-
Waxa uu dhahayo qofka ka dareema xanuun jirkiisa.
-
Ducada qofka ka cabsada inuu ileeyo wax.
-
Waxa la dhaho marka la argagaxo.
-
Waxa uu dhahayo markuu qalayo ama gawracayo.
-
Waxa uu dhahayo siduu u celiyo dhagarta macangaga shayaadiinta.
-
Dambi dhaaf waydiisiga iyo towbada.
-
Fadliga tasbiixda, alxamdulilaahida, allaahu akbarta iyo laa ilaaha illallaahda.
-
Sidii Nabigu (s.c.w) u tasbiixsanjiray.
-
Noocyada kheyrka & aadaabta guud.






























bottom of page